Zum Hauptinhalt springen Zur Suche springen Zur Hauptnavigation springen
Haben Sie Fragen? Einfach anrufen, wir helfen gerne: Tel. 089/210233-0
oder besuchen Sie unser Ladengeschäft in der Pacellistraße 5 (Maxburg) 80333 München
+++ Versandkostenfreie Lieferung innerhalb Deutschlands
Haben Sie Fragen? Tel. 089/210233-0

XASUUSTA HABEENKII MADOOBAA

21,70 €*

Versandkostenfrei

Produktnummer: 16A64453444
Autor: Ciid, Muxyadiin Xuseen
Veröffentlichungsdatum: 09.02.2026
EAN: 9781800688377
Sprache: Somali
Seitenzahl: 134
Produktart: Kartoniert / Broschiert
Verlag: Ciid Publishing
Produktinformationen "XASUUSTA HABEENKII MADOOBAA"
Farxad bay ii tahay in aan nasiib u helay qoridda qisadan murugada iyo uurkutaallada leh, tan oo mahadhooyinka aan harin ku reebtay qoysas badan oo Soomaaliyeed, anoo rajeynaya mustaqbalka in ay raadraac iyo dhaxal u noqoto jiilalka danbe, taas oo ay ku ogaanayaan wixii dhacay 28-Febraayo ilaa 01 Marso 1991. Dhacdadan oo guryo badan haleeshay ayaa ahayd mid qoyskayagaba saameyn ku yeelatay, waxaana ku weynay labo gabdhood, oo ka mid noqday dadkii 400 ku dhawaa. Waa Drs Faadumo Cabdi Ciid iyo Luul Cabdi Ciid, oo aan ka bartay Raadiyo Muqdisho, oo ay wax ka diyaarin jirtay barnaamijkii Bandhiga Raadiyaha, nasiibna aanan u yeelan in aan is aragno. Waxaase cajaa'ib ahayd! Intii aan qoraalka buuggan waday in aan la kulmay dad badan oo si uun lug ugu yeeshay masiibadii doonta Al-Xamra, kuwo ay ka soo tagtay iyo kuwo ehelkood ku baaba'ay. Doontii Al-Xamra waxa ay u dhigantay shilkii markabka Titanic-ga ee degay April 14-15 1912-kii. Hooyo Jinow Caynab, oo go'aansatay in xanuunkii ay soo martay Soomaali la qaybsato ayaan mahadgaar ah u celinayaa. Waxaadna ka baraneysaa kartida iyo adkeysiga hooyada Soomaaliyeed iyo sida ay ugu babacdhigto dhib walba si ay carruurteeda u badbaadiso. Qoraa Muxyadiin Xuseen Ciid
Bücherregal gefüllt mit juristischen Werken

Sie möchten lieber vor Ort einkaufen?

Sie haben Fragen zu diesem oder anderen Produkten oder möchten einfach gerne analog im Laden stöbern? Wir sind gerne für Sie da und beraten Sie auch telefonisch.

Juristische Fachbuchhandlung
Georg Blendl

Parcellistraße 5 (Maxburg)
8033 München

Montag - Freitag: 8:15 -18 Uhr
Samstags geschlossen