Zum Hauptinhalt springen Zur Suche springen Zur Hauptnavigation springen
Haben Sie Fragen? Einfach anrufen, wir helfen gerne: Tel. 089/210233-0
oder besuchen Sie unser Ladengeschäft in der Pacellistraße 5 (Maxburg) 80333 München
+++ Versandkostenfreie Lieferung innerhalb Deutschlands
Haben Sie Fragen? Tel. 089/210233-0

Wehelka Muslimka

15,90 €*

Versandkostenfrei

Produktnummer: 16A49513706
Autor: Farah (San'aani), Abdullahi Hassan
Veröffentlichungsdatum: 03.07.2024
EAN: 9781912411733
Sprache: Somali
Seitenzahl: 112
Produktart: Kartoniert / Broschiert
Verlag: Looh Press
Untertitel: Qayb ka mid ah Ducooyinka Muhiimka u ah Qofka Muslimka ah
Produktinformationen "Wehelka Muslimka"
Wehelka Muslimka: Qayb ka mid ah Ducooyinka Muhiimka u ah Qofka Muslimka ah waxaa sababay qoriddiisa siyaabahan:In badan oo dadkeenna ka mid ah, in aanay aqoon ulahayn ducooyinkii Nebigeennu (¿) ina baray; Qoraalada ducooyinka ah, oo luuqaddeenna ku qoran oo yar; Waqtiga la joogo oo ah waqti dadku adduunyo mashquul ku yihiin, xusiddii Eebbena ay yaraatay, marka laga reebo in yar oo Eebbe u naxariistay. Tiiyoo aan ku baraarugsannahay Alle xuskiisa iyo baryadiisu ahmiyadda ay leedahay; Soo kordhinta kitaab kooban oo xambaarsan ducooyin kooban, qofkuna waqti yar ku dheehan karo; Anigoo rajaynaya in Eebbaha sare, aniga iyo inta uu kitaabkani gaaraba ku anfaco adduun iyo aakhiro labadaba. Ducooyinka kitaabkan ku qoran waxaan ka soo xigtay Qur'aanka iyo kutub badan oo kamid ah kuwa xadiiska sida Saxiix al-Bukhaarii, Saxiix Muslim, Sunan Abii Daawuud, Sunan al-Tirmidi, Sunan ibnu Maajah, Sunan al-Nisaa'i. Haddaba baahi ma ku haysaa? Wax ma kaa maqan yihiin? Alle dan iyo xaajo ma ka leedahay? Muraadkaaga adduun iyo midka aakhiro inuu kuu fulo ma rabtaa? Hadday sidaa tahay, ha yaraysan ducada, ha moogaan baryada Alle, ha illoobin gacmaha oo aad kor utaagto, yuu kaa qaldamin dariiqu; ducayso oo Rabbi uyeero, sacabada uhoorso; isagaa ku oranaya addoonkaygoow ibari, codkaaga aan maqlo, diyaar baan kuu ahaye.
Bücherregal gefüllt mit juristischen Werken

Sie möchten lieber vor Ort einkaufen?

Sie haben Fragen zu diesem oder anderen Produkten oder möchten einfach gerne analog im Laden stöbern? Wir sind gerne für Sie da und beraten Sie auch telefonisch.

Juristische Fachbuchhandlung
Georg Blendl

Parcellistraße 5 (Maxburg)
8033 München

Montag - Freitag: 8:15 -18 Uhr
Samstags geschlossen