Zum Hauptinhalt springen Zur Suche springen Zur Hauptnavigation springen
Haben Sie Fragen? Einfach anrufen, wir helfen gerne: Tel. 089/210233-0
oder besuchen Sie unser Ladengeschäft in der Pacellistraße 5 (Maxburg) 80333 München
+++ Versandkostenfreie Lieferung innerhalb Deutschlands
Haben Sie Fragen? Tel. 089/210233-0

Sahmin Falsafad Soomaaliyeed

23,80 €*

Versandkostenfrei

Produktnummer: 16A63426286
Autor: Ibraahiim, Nuuradiin Askar
Veröffentlichungsdatum: 18.08.2025
EAN: 9781912411351
Sprache: Somali
Seitenzahl: 218
Produktart: Kartoniert / Broschiert
Verlag: Looh Press
Produktinformationen "Sahmin Falsafad Soomaaliyeed"
SAHMIN FALSAFAD SOOMAALIYEED waa buug muhiim ah oo si qoto-dheer uga hadlaya falsafadda Soomaaliyeed, kaas oo uu qoray aqoonyahan Nuuradiin Askar Ibraahim. Buuggan wuxuu soo bandhigayaa aragti cusub oo falsafadeed ah oo ku saleysan dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida, gaar ahaan gabayga abwaan Cabdullaahi Suldaan Timacadde ee "Dugsi ma leh qabyaaladi." Buuggu wuxuu ka kooban yahay shan cutub oo kala ah: falsafadda siyaasadda, falsafadda akhlaaqda, falsafadda aqoonta, fisigiska (Metaphysics), iyo falsafadda suugaanta. Qoraagu wuxuu faahfaahin qoto-dheer ka bixiyaa sida qabyaaladdu u burburisay nidaamka siyaasadda Soomaaliya, iyadoo uu soo bandhigayo jiilkii ugu horreeyay ee siyaasiyiinta Soomaalida iyo qaabkii ay ku guul-darreysteen dhismaha dowladnimo casri ah. Dhanka falsafadda akhlaaqda, qoraagu wuxuu is-barbardhigayaa aragtiyada falaasifada caanka ah sida Socrates, Aristotle, Jeremy Bentham, iyo Immanuel Kant. Sidoo kale wuxuu daraaseen ku sameeyay falsafadda Muslimiinta sida Qasaali, Ibnu Taymiyya wuxuuna soo bandhigayaa falsafadda akhlaaqda ee abwaan Timacadde oo ku dhisan seddex astaamo: dux, iimaan, iyo caqli. Cutubka suugaanta wuxuu soo bandhigayaa qiimaha gabayga dhaqanka Soomaalida, iyadoo uu sheeko mala-awaal ah la yeelanayo abwaan Timacadde si loo sharraxa falsafadda ka dambeysa gabaygiisa. Buuggan waa mid muhiim u ah qof kasta oo doonaya in uu faham qoto-dheer u yeesho falsafadda Soomaaliyeed, dhibaatooyinka bulshada Soomaalida haysata, iyo sida falsafaddu u noqon karto xal u ah hoobasha ay Soomaalidu ku jirto. Waa buug dhiirigeliya fekerka togan iyo baadida maskaxeed.
Bücherregal gefüllt mit juristischen Werken

Sie möchten lieber vor Ort einkaufen?

Sie haben Fragen zu diesem oder anderen Produkten oder möchten einfach gerne analog im Laden stöbern? Wir sind gerne für Sie da und beraten Sie auch telefonisch.

Juristische Fachbuchhandlung
Georg Blendl

Parcellistraße 5 (Maxburg)
8033 München

Montag - Freitag: 8:15 -18 Uhr
Samstags geschlossen