40 ARBACIIN - Afartan Xadiis
Xaaji Yuusuf, Cabdiraxmaan Sh-Maxamed
| Autor: | Xaaji Yuusuf, Cabdiraxmaan Sh-Maxamed |
|---|---|
| Veröffentlichungsdatum: | 09.03.2026 |
| EAN: | 9789914339581 |
| Sprache: | Somali |
| Seitenzahl: | 114 |
| Produktart: | Kartoniert / Broschiert |
| Verlag: | Looh Press |
Produktinformationen "40 ARBACIIN - Afartan Xadiis"
Qoraaga Buuggan waxa uu si qiimo leh u dul istaagay tarjumaadda kitaabka "Arbaciin al-Nawawiyah", kaas oo ah ururin barakaysan oo xambaarsan afartan xadiis oo jaami' ah, kuwaas oo ku wareegaya mabaadi'da waaweyn iyo qawaaniinta asaasiga ah ee ay diinta Islaamku ku taagan tahay. Tarjumaaddan af-Soomaaliga ahi waxay ku soo beegantay xilli baahi weyn loo qabo in lagu tarjumo kutubta saldhigga u ah cilmiga shareecada, si ay dadka Soomaaliyeed gaar ahaan dhalinyarada iyo ardayda ugu helaan faham dhow oo sax ah, kuna akhristaan luqaddooda hooyo" - Shaykh Professor Dr Cali Maxamed Saalax
Sie möchten lieber vor Ort einkaufen?
Sie haben Fragen zu diesem oder anderen Produkten oder möchten einfach gerne analog im Laden stöbern? Wir sind gerne für Sie da und beraten Sie auch telefonisch.
Juristische Fachbuchhandlung
Georg Blendl
Parcellistraße 5 (Maxburg)
8033 München
Montag - Freitag: 8:15 -18 Uhr
Samstags geschlossen